ITOOBIYA OO JOOJISAY INEEY SOO SAARTO…
ITOOBIYA.
(ADDIS ABABA)-Dalka itoobiya ayaa baabi’iyey qandaraaskii uu la galay shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha taaso shidaal ka qodaysay dalka Itoobiya tan iyo sannadkii 2013-kii,sidaas waxaa maant oo Arbaca ah sheegay xukuumadda Itoobiya.Takele Uma oo ah Wasiirka Macdanta iyo Shidaalka dalka Itoobiya ayaa sheegay heshiiskii lala galay shirkada laga leeyahay dalka Shiinaha ee POLY-GCL inuu dhammaaday sababto ah”INEYSAN AWOODIN DHAQAALE AHAAN IYO NIDAAMINTA”Gaaska iyo Shidaalka laga qodaayo gobolka Soomaalidda kaaso qani ku ah khayraad fara badan kuna yaalo bariga dalka Itoobiya sidaas waxaa lagU sheegay war lagu daabacay wakaaladda wararka ee WALTA oo gacan saar la leh dawladda Itoobiya.
ISHA WARKA AA.