ITOOBIYA OO HAYSA JIDKII YUGUSLAAVIA.
(ITOOBIYA):Wargays ka mida wargaysyadda ka soo baxa dalka Maraykanka lana yiraahdo FOREIGN POLICY ayaa waxa uu wax ka qoray dagaalka ka socdo dalka Itoobiya una dhexeeyo ciidamadda dawladda Federaalka iyo jabhadaha isku biiray kalana ah Oromadda(OLA) iyo Tigray(TPLF),wargayska ayaa xusay in dalka Itoobiya yahay dal eey ku nool yihiin qowmiyado kala duwan eeyna tahay in leysku haayo oo eeysan kala go’ogo’in sidii ku dhacday dalkii la dhihi jiray YUGUSLAAVIa,si kasataba ha ahaatee wargayska ayaa waxa uu aad ugu dheeraaday waxa laga soo maray dawladda federaalka ee Itoobiya.ISHA FP.