ISRAEL OO DIB U CELISAY BASAAS REER IRAAN AH.

(SAWIRKA)-CIIDAMADDA SHAABAAK EE ISRAEL.

(ISRAEL)-Dalalka caalamka waxa ey ku tartamaan sirdoonka sidii ey ugu kala hormari lahaayeen,wadamada Iraan iyo Israel waxaa ka dhexeyso colaad aad u balaaran oo loo hayn wax xal ah,waxa eyna labada dal isku dayaan in midba midka kale lugta ka jaro,hadaba sida ey sheegtay hayada Israel u qaabilsan Amniga ee loo yaqaano”SHAABAABT” maanta oo Jimca ah waxa ey ku guulaysteen iney fashiliyaan isku day basaasnimo ey sameeyeen Sirdoonka dalka Iraan gudaha Israel. Hayada “Shaabaak” ayaa gacanta ku dhigtay nin Yahuudi ah kana yimid dalka Iraan waxa uuna sheegay inuu ahaay basaas loo soo diray inuu soo basaaso dalka Israel,ninkaan oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha ayaa dib loogu soo celiyey dalka Iraan mana loo ogolaan inuu gudaha u galo dalka Israel.

ISHA/ARABIV.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MARAYKANKA OO CUNAQABATEYN SAARAY GANACSATO…

Next
Next

RAG LOO SOO QABTAY DILKII KA DHACAY ECUADOR.