ISRAEL OO CUNAQABATEYN SAAREYSO…
MAXKAMADA ICJ.
(QUDUS)-Israel ayaa shaaca ka qaaday qorshe ey shan cunaqabateyn oo lidi ku ah dadka reer Falastiin maanta oo Jimca ah,cunaqabateyntaan ayaa jawaab u ah dadaaladda siyaasadeed ey wado maxkamada sare ee Qaramada Midoobay dadaaladaasi ayey maxkamdu kaga welwelsan tahay iska horimaadyada u dhexeeyo dadka reer Falastiin iyo ciidamadda Israel. Halbeega loogu “Jawaabaayo go’aanada maamulka reer Falastiin halgankooda siyaasadeed iyo sharcinimada dagaalka lidka ku ah Israel” sidaas waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiska Reysal Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ka dib markii uu la kulmay golihiisa Wasiiradda.
ISHA WARKA AA.