ISRAA’IIL OO DISHAY HOGAANKA XAMAAS…

(SAWIRKA)-HOGAANKA HAMAAS EE LA DILAY.

(LONDON)-Warbaahinta Israa’iil ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay waxa ey ka hadleysay dilka Yaxye AL-Sinwar oo ahaay ninkii bedelay Ismaaciil Haniyah oo Israa’iil ku dishay gudaha dalka Iraan gaar ahaan Caasimadda Tehraan. Sirdoonka Israa’iil ee Mossad ayaa ah midka fuliya hawlaha la xiriira khaarijinta hogaamiyeyaasha Falastiin ee dibadda jooga ah kuna kala sugan wadamo kala gedisan sida Iraan,Qadar iyo Masar. Hadaba waxaa is weydiin ah goormee ayey soo bilaabatay hawshaan lagu ugaarsanaayo hogaanka Falastiiniyiinta gaar ahaan hogaanka Xamaas? Laanta Afka soomaaliga ee Idaacadda BBC-da ayaa waxa ey falanqeyn kooban ku sameysay Hogaamiyeyaashii Zamaas ee la dilay tan iyo sannadkii 1987-dii,halkaan ka akhriso warbixinta oo dhan.

ISHA-BBC.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

MADAXWEYNAHA KENYA OO MAGACAABAY…

Next
Next

NIN U SAFRAAYEY INUU KU BIIRO ISIS OO LA QABTAY.