ISKU DAY DIL OO KA DHACAY DALKA AFRIKADA DHEXE.
ASKERI KA TIRSAN WAGNER.
(CAR)-Dalka Maraykanka waxaa shalay oo Khamiis ahayd lagu soo gabagabeeyey shir u dhexeeyey wadamadda Qaaradda Afrka iyo dalka Maraykanka shirkaan ayaa socday muddo sedex maalmood ah waxaane looga hadlay arrimo fara badan,ujeedada shirka ayaa ahayd sidii meesha looga saari lahaay xiriirka wadamadda Qaaradda Afrika iyo Ruushka iyo Shiinaha hadaba Ganacsade Ruush ah ayaa la rumaysan yahay kuna xiran Yevgan Prigozhin oo ah aasaasaha kooxda calooshood u shaqeysatada ah ee Wagner ayaa waxaa loola cararay Isbitaalka ku yaalo dalka Afrikada dhexe ka dib markii la isku dayey in lagu dilo dil qorsheysan,sidaas waxaa laga soo xigtay wakaaladda wararka RIA NOVOSTI.
ISHA WARKA THE GUARDIAN.