FIFA OO BIXIN DOONTO MALAAYIIN DOOLAR.
KOOBKA KUBADDA CAGTA ADDUUNKA.
(ISTANBUL)-Xiriirka kubadda cagta adduunka(FIFA) ayaa siin doono naadiyo kubadda cagta lacag malaayiin doolar ah kuwaaso cayaartoy iyaga ka tirsan ey ka qeybgaleen tartanka koobka kubadda cagta adduunka ee sannadkaan-2022-ka ee hadda ka socdo dalka Qadar. Lacagtaan Maalaayiinta doolar ah ayaa waxaa qaadan doono oo kaliyah naadiyada ey cayaartoydooda ka qeybgaleen koobka kubadda cagta adduunk-2022-ka ee Qadar”Qeyb ka mida balan qaadkeyna ee aan ku aqoonsaneyno kuna tabarucayno naadiyadda kubadda cagta ee ka jira adduunka waa mid saameyn ku yeelanayso heerka wacan ee kubadda cagta adduunka ee 2022-ka ee dalka Qadar.
ISHA WARKA AA.