IRAAN UU DHUMISAY CODKI AY KU LAHAYD UN-KA.

GettyImages-1165635485.jpeg

Dalka Iraan iyo dalal kale eey ka mid tahay soomaaliya ayaan iska bixin lacagihii looga yeeshay Un-ka labadii sano ee la soo dhaafay,Iraan oo ah dal dhoofiyo batroolka lehne dhaqaale aad u balaaran ayaa UN-ka looga yeeshay lacag dhan 16-milyan oo doolarka maraykanka ah,go’aanka eey UN-ka ka gaartay dalka Iraan ayaa sugaayo soomaaliya iyo wadamadda kale ee la midka ah Iraan in kastoo fursad xadidan la siiyey soomaalidda ilaa bisha sebtembar-2021-ka wixii ka dambeeyo waqtigaasne soomaaliya eey dhumin doonto codka eey ku lahayd UN-ka.XIGASHO MIDDLE EAST MONITOR.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

ALSHABAAB OO WEERARATAY BASAS DEGMADA MANDHEERA.

Next
Next

HAWLGAL KA DHACAY KENYA OO LAGU DILAY ALSHABAAB.