HAWLGAL KA DHACAY KENYA OO LAGU DILAY ALSHABAAB.
Ciidamadda dalka Kenya ayaa waxa eey hawlgal ugaarsi ah ka sameeyeen degmadda Laamu hawdkeeda waxaane hawlgalkaas lagu dilay laba dagaalyahan oo ka tirsan kooxda alshabaab,hawlgalkaan ayaa dhacay goor hore oo maanta ah,inta badan dagalamayaasha alshabaab ayaa gudaha Kenya waxa eey ka geystaan weeraro toos ah iyo weeraro ismiidaamin ah,sida uu qoray wargayska Daily Nation ee dalkaas ciidmadda amaanka Kenya ee ku sugan degmadda Laamu ayaa ah kuwa aad hadda u feejigan isla markaasne sameeyo hawlgalo dhuumaaleysi ah.XIGASHO DAILY NATION.