IRAAN OO SII DEYNEYSA MAXAABIIS…

(SAWIRKA)-WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA MARAYKANKA ANTONY BLINKEN.

(WASHINGTON)-Sii deynta maxaabiis Maraykan ah gudaha dalka Iraan ayaa ah talaabo dhinaca wanaagsan loo qaaday sidaas waxaa sheegay Wasiirka arrimaha dibadda Maraykanka Antony Blinken maanta oo Khamiis ah,Blinken ayaa hadalkiisa raaciyey”Waa in dalka Iraan madaxa ku haayo inuusan heli doonin wax kaalmo ah oo dhinaca cunaqabateynta ah kuna xiran sii deynta Maxaabiista”. Tani waa bilawgii hawsha taaso aan rajeynaayo iney horseedi doonto in maxaabiista ey ku soo laabtaan guryahooda dalka Maraykanka,sidaas waxaa waraahinta u sheegay Wasiirka arrimaha dibadda Marayanka Antony Blinken mar uu shir jaraa’id oo wadajir ah la sameeynayey dhigiisa dalka Mexico Alicia Barcena.

ISHA/AA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

RAG LOO SOO QABTAY DILKII KA DHACAY ECUADOR.

Next
Next

MADAXDA ECOWAS OO FADHI UGA FURMAY…