IRAAN OO BAABI’ISAY CUTUBKA…
BOOLISK ANSHAXA.
(TEHRAN)-Dacwad oogayaasha reer Iraan ayaa albaabada isugu dhuftay cutubka booliska Anshaxa ee dalkaasi Iraan,ku dhawaaqida baai’inta cutubkaan ayaa timid ka dib markii ey dawladda Iraan tixgelin siisay isbedelka loo baahan yahay in lagu sameeyo sharciyadda Xijaabka Dumarka. Madaxa dacwad oogayaasha guud ee reer Iraan Maxamed Jacfar Muntazeri ayaa sheegay in cutubka booliska Anshaxa la baabi’iyey ka dib markii ey dalka Iraan ka dheceen banaanbaxyo socday muddo dhan laba bilood kuwaaso looga soo horjeeday dawladda Iraan.
ISHA WARKA MEE.