IRAAN IYO CIRAAQ OO LAGA XUSAY SANNAD GUURADII 2AAD DILKII GEN.SULAYMAANI.

(IRAAN):Madaxeynaha dalka Iraan Ibraahim Raisi oo ka hadlaayey sannad guuradii labaad ee ka soo wareegtay dilkii Gen.Qaasim Sulaymaani kaasoo lagu dilay gudaha dalka Ciraaq 3/1/2021-kii agagaarka garoonka diyaardaha Baqdaad ayuu sheegay madaxweyne Ibraahim Raisi in Maraykanku maxkamadeeyo Trump ama dalka Iraan uu aargoosan doono.Madaxweyne Ibraahim Raisi ayaa yiri”Haddii madaxweyne Trump iyo xoghayihiisi arrimaha dibadda Mike Pompeo aan si cadaaladda loo horkeenin maxkamad ku qaado dembigii eey galeen ee ah ineey khaarijinta Ge.Sulaymaani muslimiintu waxa eey qaadi doonaan talaabo eey ugu aargudayaan Gen.Sulaymaani.”ISHA REUTERS

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

KENYA OO LAGA TARXIILAY NIN HALLAND U DHASHAY.

Next
Next

RAYSAL WASAARIHII SUUDAAN OO MAR KALE IS CASILAY.