IRAAN IYO AFGAANISTAAN OO ISKU HAYSTA…

(SAWIRKA)-KOOXDA DAACISH.

(KABUL)-Kooxda Talibaan ee haysa talada dalka Afgaanistaan ayaa iska diiday maanta oo Axad ah(23/7/23)-ka sheegashada Wasaaradda arrimaha dibadda Iran ee ah in hogaamiyeyaasha argagixisada Daacish/ISIS in loo soo diray dalka Afgaanistaan,”Haddii Iran ey leedahay sirdoon awooda inuu si ogaado iney jiraan xubno Daacish/ISIS oo u soo gudbay dalka Afganistaan,waxa aan rajaynaa iney xoogaga amniga Afganistaan la wadaagaan sirta ey hayaan si loo qaado talaabooyinka loo baahan yahay”sidaas waxaa bartiisa Twitter-ka ku qoray afhayeenka ku meel gaarka ah ee Wasaaradda arrimaha dibadda dalka Afgaanistaan.

ISHA/AA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

SHIRKA ROME YAA SOMALIA KU METELAYO?

Next
Next

DALKA IRAN OO U YEERAY SAFIIRKA DENMARK.