ILHAN OO LAGU ORIYEY GUDAHA..

ILHAN OMAR.

(MINNESOTA)-Koox horumarsan oo wada socota eeyna ka mid tahay xildhibaanad Ilhan Cumar asalkeeduna yahay Somali lagana soo doorto gobolka Minnesota ee dalkaasi Maraykanka ayaa lagu ORIYEY maalintii Sabtida ahayd ee ina soo dhaaftay ka dib markii eey soo istaagtay masrax loogu dabaal degaayey maalinta xurnimada dalka Somalia,Ilhan ayaa waxaa masraxa ku marti qaaday ineey soo korto heesaa Soomaali ah markaas ayaa waxaa bilaabmay sawaxan waxaane la maqlaayey dad dhahaayo”Gurigaada aad,halkaan ka bax” iyo erayo kale oo aan halkaan laga sheegi karin.Ilhan iyo kooxdii dadka madadaalinayey kuna wada sugnaay masraxa ayaa waxa eey isku dayeen mudo laba daqiiqa ah sidii eey u qaboojin lahaayeen Orinta lagu Orinaayo Ilhan,Ilhan ayaa bilawday ineey hadasho waxaane kor u sii kacay Orintii,daawadayashii joogay goobta eey ka dheceysay xaflada ayaa waxaa ka soo haray indho waxa eeyna bilaabeen ineey dhaqdhaqaajiyaan suulashooda ayagoo hoos u jeedinaayo.

ISHA WARKA WASHINGTON FREE BEACON.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

QORSHE DIB LAGA OGAADAY…

Next
Next

GABAR LAGA SOO AFDUBAY KANADA LAGANA…