ILHAN CUMAR OO KA HADASHAY…
ilhan omar.
(USA)-Dalka Maraykanka waxaa sideedii bishaan Nofeembar-2022 ka dhacday doorashada heerka dhexe,doorashadaas ayaa waxaa ku soo baxay Xisbiga Jamhuuriga waxa eyna wax iska bedeli doonaa hogaanka aqalka Koongareeska dalka Maraykanka,hadaba Ilhaan Cumar oo ah xildhibaanad ka tirsan aqalka Koongareeska Maraykanka ayaa bilawday weerar afka ah ku qaado hogamiyaha kuwa hadda looga badan yahay aqalka Koongareeska ee waqtigiisu sii dhammaanaayo Kevin McCarthy kaaso Ilhan Cumar ku handaday inuu ka saari doono gudiga arrimaha dibadda ee aqalka Koongareeska Maraykanka eey Ilhaan hadda ka mid tahay. Ilhaan Cumar ayaa Kevin McCarthy iyo Xisbiga Jamhuuriga ku eedeysay ineey neceb yihiin Diinteed iyo Midabkeeda.
ISHA WARKA WARKA MEE.