SIRDOONADA MARAYKANKA IYO INGIRIISKA UU KA DHEX JIRO DAGAAL QARSOON GUDAHA DALKA KENYA.

unnamed (1).jpg

Sida uu qoray wargayska THE STAR ee dalka Kenya waxaa dagaal qarsoon uu ka dhexeeyaa sirdoonadda dalalka Maraykanka(CIA) iyo Ingiriiska(M16),waxaane dhaday ayuu leeyahay wargayska in koox xildhibaano reer Kenya ah in si qarsoodi loo hubeeyey loona tababaray,waxaane kooxdaan xildhibaanada ah tababaray sirdoonka Maraykank(CIA),sirdoonka Ingiriiska(M16) ayaa ka kaalmeeynaayey waane isaga kan ka dambeeyo jilitaanka iyo muranada ka dhasha dilidda loo gaysto dadka lagu tuhmaayoineey ka tirsan yihiin aragagixisadda.

Sirdoonka Ingiriiska(M16) ayaa kaalin fiican waxa eey ka qaateenaqoonsiga,raadinta,hubinta goobta loo dan leeyahay iyo go’aanka ama lagu dilaayo argagixisad ama lagu soo qabanaayo. Soomaliya intuba waa eey wada joogaan oo waxa eey ka mid yihiin kooxda ku gaseeysan xarunta Xalane ee magaaladda Muqdisho,mana filaayo in labadaan kooxood si wada jira u wada hawlgelaayaan marka la weeraraayo goobaha eey ku sugan yihiin argagixisadda waab hadaaneey sirta u gudbin si midba midka kale ugu raaxeeysto jabkiisa.

Halkaan ka akhriso warka.

Previous
Previous

SACUUDIGA OO SHEEGAY IN LA BILAABI DOONO CUMRADDA.

Next
Next

KENYA UU SAAMEEYEY JOOJINTA QAATKA.