HOOYO IYO LABA WIIL EY DHASHAY OO DILAY ADEERKA CARUURTEEDA.

(SAWIRKA)-EEDEYSANAYAASHA BAXSADKA AH.

(MUQDISHO)-Wararka ka imanayo caasimadda Muqdisho ayaa sheegaayo in halkaasi shalay oo Jimca ahayd kuna beegneed 9/2/2024-ka uu ka dhacay dil Argagax leh loona gaystay Aabe Soomaaliyeed oo degan degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.Aabaha la dilay ayaa waxaa lagu magacabaa Ibrahim Xasan Cabdi,waxaane marxuum Ibrahim dilay Xaaskiisa Ruqiya Axmed Cabdulle oo 41-jir ah iyo laba wiil ey nin kale u soo dhashay lana kala yiraahdo Kamaal Aweys Maxamed oo 21-jir ah iyo Cabaas Salaad Shaandi oo 24-jir ah balse Marxuum Ibraahim uu soo koriyey,waxa eyna wiilashu la noolaayeen adeerkooda qaba hooyadood. Boolsika Soomaaliyeed ayaa soo saaray baafin shacabka Soomaaliyeed looga dalbanaayo iney soo sheegaan haddii ey arkaan Dembiileyaash Baxsadka ah.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

GOLAHA SHACABKA OO ANSIXIYEY SEDDEX HINDISO…

Next
Next

SAFIIRO LA ANSIXIYEY IYO QABIILADOODA.