HOGAAMIYEYYASH DAGAAKA SUDAN OO KULMI…
(sawirka)-LABADA GENERAL C/FATAAX AL-BURHANI IYO XAMDAANI.
(KHARTUM)-Dagaalka dalka Sudan ayaa waxa uu soo bilawday bishii Abriil-2023-ka dagaalkaan ayaa waxa uu u dhexeeya laba General oo kala hogaaminaayo ciidamadda Mileteriga dalka Sudan C/fataax Al-burhani iyo ciidamadda gargaarka deg dega ah Maxamed Xamadaan Dagaalo,wararka maanta ka imaanayo dalkaasi Sudan ayaa sheegaayo in labada General aqbaleen iney si fool ka fool ah u kulmi doonaa laba todobaad gudaheed,sidaas waxaa laga soo xigtay saraakiil ka tirsan dawladda Sudan maanta oo Arbaca ah(14/6/23)-ka. Dagaalka dalka Sudan ayaa ugu yaraan waxaa ku geeriyooday dad gaaraayo ilaa kun qofood waxaane ku dhaawacmay kumanan kale.
ISHA WARKA AA