HAYADDA NISA OO BURBURISAY SHABAKAD…

(SAWIRKA)-DHISMAHA HAYADA NISA.

(MUQDISHO)-Hayadda Sirdoonka Qaranka ee NISA waxa ey ka mid tahay Hayadaha Amniga dalka Soomaaliya kuwooda ugu waxqabad badan marka loo fiiriyo hawlaha ey waqtigaan u qabatay shacabka Soomaaliyeed ee la daalaa dhacaayo duruufo isa saaran,NISA waxa ey leedahay qeybo kal gedisan kana wada hawlgala dalka Soomaaliya waxaane ka mid ah Qeybta la dagaalanka Argagixisada oo ah qeyb si aad ah ula socota dhaqdhaqaaqa Argagixisada gudaha iyo dibadda. Hadaba Hayadda NISA ayaa shaacisay maanta oo Talaada ah(30/1/24)-ka iney cagta marisay labaatan kooxood oo shacabka ku cabsi gelin jiray baraha kala duwan ee Inter-ka. War ka soo baxay hayadda NISA ayaa lagu sheegay in xayiraad la saaray dhammaan lambaradii xubnahaasi isticmalayeen kuwaaso gaarayey ilaa 2500,lagana mamnuucay gebi ahaanba adeegyada ku hadalka OTT sida Whatsup-ka iyo wixii soo raaca.

ISHA/CAASIMADA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

HAWLGAL LAGU SOO QABTAY 19-QOFOOD OO BURCAD AH.

Next
Next

MW-XASAN OO KHUDBAD KA JEEDIYEY MADASHA TALYANIGA IYO AFRIKA.