HAWLGALKA CIIDAMADDA MARAYKANKA EE SOOMAALIYA.
(SOMALIA):Labaatan sano ka hor iyo wax bila ka yar ka dib markii uu dhacay weerarkii 9/11 dawladda Maraykanka waxa eey go’aansatay iskuna duba riday olol lagu baai’inaayo kuwa ku fogaaday diinta(Xagjirka) ee uu hogaamiyo Osama Bin Ladin kuna sugan dalka Afgaanistaan ee la yiraahdo Alqaacidda iyo in la rido xukuumadda kaabuul taasoo megengalyo siisay argagixisadda.Yahoo News ayaa waxa uu wax ka qoray hawlgalka ciidamadda Maraykanka ee Soomaaliya qoraalkiisa ayuu cinwaan uga dhigay”SOMALIA IS WHERE U.S.MILITARY STRATEGY GOES TO DIE”.ISHA YAHOO.