GUDOOMIYE ADEN MADOOBE OO U SAFRAY….

(SAWIRKA)-GUD.SHEEKH ADEN MADOOBE.

(MUQDISHO)-War ka soo baxay xafiiska Warfaafinta Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegaayo in Gudoomiye Adan Madoobe uu casuumad ka helay dhigiisa ee aqlaka Golaha Wakiiladda dalka Maraykanka halkaasne uu maanta u safray Md.Aden Madobe,arrimaha ey labada masuul ka wada hadli doonaan ayaa lagu sheegay iney yihiin iskaashiga labada baarlamaan iyo sidii loo horumarin lahaay calaaqaadka dalalka Soomaaliya iyo Maraykanka. Dalka Maraykanka ayaa ah dalka kaliyah ee Soomaaliya ka kaalmeeyo dhinaca la dagaalanka Argagixisada caalamiga ah ee AL-Qaacidda. Wararka ayaa sheegayo in Gudoomiye Aden Madoobe lagu wado inuu la kulmo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Maraykanka balse lama sheegin goorta iyo goobta uu ka dhacaay kulankaasi.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

KIUFSI IYO DIL KA DHACAY GAALKACYO.

Next
Next

CIIDAMADDA DFS OO JARAY WADADII WABIGA JIINKIISA AHAYD.