CIIDAMADDA DFS OO JARAY WADADII WABIGA JIINKIISA AHAYD.

(SAWIRKA)-CIIDAMADDA XOOGA DALKA SOOMAALIYEED.

(HIIRAAN)-Sida ey sheegayaan wararka laga helaayo gobolka Hiiraan ee maamulka H/shabeele waxaa halkaasi gaaray ciidamaddii ugu fara badnaay abid kana tirsan Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliyeed,ciidamadaan ayaa la qorsheeyey iney dagaal culus ku qaadaan xoogaga Alshabaab ee halkaasi ku dhuumaaleysanaayo kuwaaso arbushaad ka gaysta maamulka H/shabeele. Goobaha ciidamadaan loogu talgalay ayaa ah Wajiga Shabeele Jiinkiisa halkaaso kooxda Alshabaab kaga soo talaabaan dhulka maamulka H/shabeele si ey uga gaystaan arbushaad iyo amni darro baahsan.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

GUDOOMIYE ADEN MADOOBE OO U SAFRAY….

Next
Next

XAALKA PUNTLAND OO LAGA DEYRINAAYO.