GUDOOMIYAHA URURKA MIDAWGA AFRIKA OO…

1234.jpeg

Gudoomiyaha midawga afrika Mouse Faki ayaa difaacay go’aanka Israel loogu ogolaanaayoineey goobjoog ka noqoto ururka midawga afrika. Qoraal uu soo saaray Mr.Faki ayuu ku sheegay inuu qaadaanayo go’aan ku saleeysan aqoonsiga Israel taasoo seddex meelood laba meel wadamadda qaaradda afrika kana tirasanAu-da waxaeey dalbanayaan in la dhammeeyo arrinta. XIGASHO STAR.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

DAGAAL KA DHACAY KOONFURTA SUUDAAN.

Next
Next

TRUMP OO HADIYADO KA HELAY….