GOLRE CUSUB OO LA MAGACABAY.
(SAWIRKA)-RW-XAMSA CABDI BARRE.
(MUQDISHO)-Wararka aan ka hekayno caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa shegaayo in RW-Xamsa Cabdi Barre uu maanta oo Khamiis ah uu soo saaray wareegto uu ku magacbaayo Gole cusub ey yeelanayso Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Golahaan cusub ayaa lagu magacaabaa Golaha Hanaanka Casriyeynta iyo Isbedelka Soomaaliya. Golahaan ayaa ka kooban 19-xubnood kuwaso seddex iyo toban ka mida ey yihiin Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya halka lixda xubnood ee kale ey yihiin kuwa ka yimid Xafiiska Reysal Wasaaraha.
ISHA/CAASIMADA.