GOLAHA AMAANKA QARAMADA MIDOOBE OO BERRI…

(SAWIRKA)-GOLAHA AMAANKA QARAMADA MIDOOBE.

(NEW YORK)-Wararka laga helaayo magaaladda New York ee dalka Maraykanka ayaa sheegaayo in Golaha Amaanka Qaramada Madoobe(UNSC) la isugu yeeray iney fadhi deg deg ah isugu yimaadaan berri oo Arbaca ah,ajandaha isu imaatinka ayaa ah in laga hadlo weerarkii maanta lagu qaaday Isbitaalka AL-Ahli ey maamusho Kaniisadda Baptist ee ku yaalo Gaza. Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay afhayeenka Qaramada Midoobe ayaa waxaa la qorsheeyey inuu fadhiga berri dhaco tobanka subaxnimo waqtiga New York waxaane jiri doonto dood lagu hogaamin doono shirka.

ISHA/AA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MW-LAFTAGAREEN OO SOO DHAWEEYEY…

Next
Next

DIGNIIN EY SOO SAAREEM M15 IYO FBI.