FARANSA OO XIRAYSA MASAAJID IYO DUGSIYO.

FR.jpg

Sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha dalka Faransiiska Gerald, waxa uu dalkiisa xiri doonaa 73-masjid,dugsiyo gaara iyo goobo ganacsi marka laga soo bilaabo horaantii sannadkaan 2020-ka,sababta loo xiraayo masajidka,dugsiyada gaarka ah iyo goobaha ganacsi ayaa lagu sheegay ineey tahay si looga horago dhibaatadda ka imaan karta muslimiinta xagjirka ah kuna sugan dalkaas Faransiiska.

Wasiirka ayaa shir jaa’id uu qabtay maanta oo Talaada ah iney xireen masaajid,dugsiya gaar ah iyo goobo ganacsi halka la yiraahdo Hiiraal bishoo hore e sebtembar 2020-ka,meelaha kaloo la xiray ayaa waxaa ka mida hayaddo samafal oo islaami ah,sagaal goobood oo ganacsi eey leeyihiin muslimiin kuna kala yaalo goobo kala duwan kana tirsandalkaasi faransiiska. xigasho Arab-21.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

SIRDOONKA UGANDA OO DIB U CELIYEY…

Next
Next

600-muhaajiriin afrikaan ah ayaa soo gaartay dalka Yaman bishii Sebtembar-2020-ka.