GEORGE W.BUSH OO DAGAALKII CIRAAQ KU SHEEGAY MID AXMAQNIMA AH.

(USA)-Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka George W.Bush ayaa waxa uu wajahaayaa dhaliilooyin ka dib markii uu si khaldan wax uga sheegay duulaanki lagu qaaday dalka Ciraaq-2003-dii,dagaalkaas xulafadii qaaday waxaa hogaaminaayey dalka Maraykanka George W.Bush-ne waxa uu ahaay madaxweynaha dalka Maraykanka isla markaasne ah taliyaha ciidamada dalka Maraykanka,Madaxweyne Bush ayaa dagaalka lagu dalka Ciraaq ku sheegay inuu ahaay”MID AXMANIMA AH GEBI AHAANE AAN LOO HAYN WAX CUDUR DAAR AH”.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

GARSOORAYAAL DUMAR AH OO LOO XULAY INEEY..

Next
Next

NINKII DILKA KA GEYSTAY BUFFALO-NY OO…