GEN.KATUMBA BAABUURKIISA OO LALA DHACAY RASAAS…
Weerarka loo geystay Gen.Katumba ayaa waxaa ka qeyb qaatay afar shirqoole oo wateen mooto laba lugooleey waxaane mid walba saaranaay laba qofood(darawalka iyo qof kale),mootooyinka yaa ku socday bartamaha wadada waxa eeyna rasaas ku fureen baabuurka Gen.Katumba. Waxyar ka hor inta uusan dhicin weerarka lala beegsaday Gen.Katumba ayaa waxaa la arkay nin kale oo saaran mooto laba lugooleey kaasoo dhinac istaagay baabbuurka Gen.Katumba waxa eeyna baarayaasha weerarka loo gaystay Gen.Katumba ayaa rumaysan in shaqsigaas ahaay kan isku xiraayey raga hubaysan iyo baabuurka uu saarnaay Gen.Katumba.
XIGASHO DAILY MONITOR.