GANACSADE SOOMAALI AH OO DACWAD KA GUDBIYEY…

unnamed.jpeg

Cali Axmed waa ganacsade haysta dhalashada dalka Maraykanka,Cali ayaa magaaladda Nayroobi waxa uu ku leeyahay goob ganacsi oo la yiraahdo SHISHA CLUB,Cali ayaa waxa uu eedeeyn u soo jeediyey saraakiil ka tirsan ciidamadda booliska Kenya kuwaasoo asal ahaan ah soomaali,Rashiid waa sarkaal boolis ah waxa uuna handadaad kula kacay Cali kahor inta uusan Cali jebin Lugta,eedeynta Cali ujeedinaayo saraakisha booliska ayaa waxaa ka mida ineey weydiisteen lacag eey tuugada kaga difaacaan taasoo dhan KSH 15000 halkii todobaad,waxa eeyna kor u qaadeen lacagta eey ku sheegeen ineey tuugada ku difacaaan waxa eeyna gaarsiiyeen KSH 5000 halkii maalin,Cali hadda waxa uu maxkamadda u gudbiyey dacwad ka dhan ah saraakiishaan aslakoodu yahay soomaali lana kala yiraahdo Liibaan cali iyo Rashiid,waxaane xusid mudan in magaaladda Nayroobi lagu dilay ganacsade kale oo soomaali maraykan kaasoo meydkiisa laga helay webi agtiisa mana la haayo cidii ka dambaysay dilkiisa.

XIGASHO THE STAR.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

SOOMAALIYA OO DHUMIN DOONTA CODKA EEY KU LEEDAHAY….

Next
Next

GEN.KATUMBA BAABUURKIISA OO LALA DHACAY RASAAS…