GAZA OO XALAY SI XUN LOO WEERARAY.

(SAWIRKA)-TAANGIYADA ISRA’IIL XALAY ISTICMAASHAY.

(GAZA)-Wararka ka imanayo marinka Gaza ayaa sheegaayo in halkaasi habeenkii xalay ahaay uu ka dhacay weerar culus ey gaysteen ciidamadda difaaca Isra’iil(IDF),weerarka ayaa ahaay cirka,dhulka iyo badda kuwaaso dhammaantod duqeynaayey Gaza uu dagaal ka socday muddo dhan 22-maalmood oo xiriir ah. Isra’iil ma eysan sheegin in weerarkii xalay uu yahay bilawga dagaalka dhinaca dhulka ah ee lagu beegsanayo Xarakada Xamaas balse afhayeenka ciidamadda Isra’iil Elon Levy ayaa sheegay iIsra’iil wedi doonto weerarada ey ku hayso Gaza. Dagaalka u dhexeeyo Xarakada Xamaas iyo Isra’iil ayaa ah midkii ugu cuslaay abid ee ka dhaca dhulka la haysto ee reer Falastiin.

ISHA/BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

GUD.ABSHIRAW OO RUNTA U SHEEGAY XIL.MARWA.

Next
Next

MW-XASAN OO DALAB CULUS HORDHIGAY EU-DA.