GANACSADE REER JABUUTI AH OO KU…
GANACSADE C/RAXMAN KAHIN.
(MINNESOTA)-Milkiilaha ‘AFRO DELI AND GRILL RESTAURANT” C/raxmaan Kaahin ayaa loo magacaabay inuu yahay ganacsadaha ganacsiga yar-yar ee sannadkan 2023-ka ee maamuka Madaxweynah Biden iyo ku xigeenkiisa Harris shalay oo Isniin ahayd(1/5/23)-ka. Kaahin ayaa ah nin ka soo jeedo dalka jabuuti ee bariga Qaaradda Afrika,Kaahin ayaa shaqadaan ganacsiga yar-yar waxa uu ka bilaabay hal Maqaayad oo ku tiil meel u dhaw degaanka radayda Jaamicadda Minnesota ee Minneapolis,Kaahin ayaa hadda iska leh afar Maqaayadood oo ku yaalo magaaladda Mataanaha.
ISHA WARKA MPR-NEWS.