2022-KII WAXAA LA DILAY 67…
XOGHAYAH GUUD EE QM ANTONIO GUTERRES.
(UN)-Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ka digay weerarada lagu haayo warbaahinta gees walba oo adduunka ah waqti loo dabaal degaayo Maalinta Xuriyadda Warbaahinta waxa uuna Mr.Guterres soo jeediyey in dawladaha caalamka oo idil joojiyaan bartilmaameedsiga kuwa soo tebinaayo runta. Xogahayahs Guud ee Qaramada Midoobay Mr.Guterres ayaa sheegay in 50% iney korortay dilka shaqaalaha warbaahinta ka shaqeyo sannadkii 2022-kii”Waane midaan la rumaysan karin”taaso caadinayso xuriyada warbaahinta ee ah “aasaaska Dimuqaraadiyada iyo cadaaladda”waxaane ku socdo handadaad,tirada guud ee la dilay sannadkii tegay ee 2022-ka ayaa lagu sheegay 67-qofood.
ISHA WARKA AP.