FDA-DA OO LAGU WADO IN AQABSHO TALAALKA PFIZER-KA.

merlin_193078188_7aee1bca-02cb-4b61-bb39-aaeadc48dc0d-superJumbo.jpeg

Hayadda cuntada iyo daawadda ee dalka Maraykanka ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano FDA ayaa lagu wadaa berri oo ah Isniin(23/8/2021)-ka iney aqbasho in Talaalka PfizerBioNtech ee labada jeer loo qaato Covid-19 inuu yahay mid la hubo lana qaadan karo,hadalkaaan ka soo yeearay DFA-da ayaa waxa uu meesha ka saarayaa shakigii laga qabay talaalka Covid-19-ka gaar ahaan Pfizer-ka oo si aada looga isticmaalo dalka Maraykanka.XIGASHO NYT.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

DHAALIBAAN OO DHULKEEDA KA BIXI DOONTO ALQAACIDDA.

Next
Next

HABRAACA DOORASHADA SOOMAALIYA OO ISU BEDELAY….