(MUQDISHO)-Tan iyo markii dib loo doortay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud 15/5/2022-kii waxa uu booqasho ku kala bixiyey wadamo fara badan oo caalamka ah,Madaxweynaha ayaa booqday dalal ey ka mid yihiin Imaaraatka Carabta,Kenya iyo dalka yar ee Eritereeya. Booqashadda Madaxweynaha ee dalalkaan ayaa lahaay ujeedooyin fara badan oo salka ku haayo dhinacyadda Amniga,Dhaqaalaha iyo Siyaasadda. Tusaale ahaan dalka Eritereeya ee uu Madaxweyne Xasan tegay dhawr jeer ayaa saldhig u ah tababaradda Ciidamadda Qalabka Sida ee Soomaaliyeed qeybo ka mid ah marka laga reebo kuwa ey tababaraan dawladaha Turkiga iyo Maraykanka,hadaba waa maxay Qodobadda ey Eritereeya muhiim ugu tahay dalka Soomaaliya? (1)-Dhisidda Ciidamadda. (2)-Colaada iyaga iyo Itoobiya. (3)-Shaxda Isbahaysiga Seddex Geesoodka ah.

HALKAN KA SII AKHRISO.

ISHA/CAASIMADDA.

Previous
Previous

GUDOOMIYE YABOOH OO U…

Next
Next

CIIDAMADDA OO BURBURIYEY GOOBO…