FARANSIISKA OO JOOJIYEY ISKAASHIGII CIIDAN EE KALA DHEXEEYEY ITOOBIYA.

136039.jpeg

Dalka Faransiiska ayaa baabi’iyey heshiiskii militeri ee kala dhexeeyey dalka itoobiya sababta heshiiskaan loo baabi’iyey ayaa lagu sheegay ineey tahay dagaalka ka socdo gobolka waqooyi ee Tigray. Heshiiskaan la baabi’iyey ayey labada dal kala saxiixdeen bishii Maarso-2019-kii waxaane u kala saxiixay labada dal madaxaweynaha Faransiiska Emmanuel Macron iyo Raysal wasaaraha iItoobiya Abiy Axmed,bishii Juulaay ee sannadkaan(July-2021)-ka ayaa la baabi’iyey heshiiska u dhexeeyey labada ee dhinaca militeriga ah sidaasne waxaa laga soo xigtay wakaaladda wararka ee AFP. XIGASHO DAILY SABAH.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

GOLAHA AMAAN OO BERRI KA SHIRAAYO XAALKA AFGAANISTAAN.

Next
Next

WAKIILKA MARAYKA EE AFRIKA OO BOOQAN DOONO….