FALASTIIN DAD KU DILAY MINDI.

SAWIRKA GOOBTA UU KA DHACAY DILKA LOO ADEEGSADAY MINDIDA.

(QUDUS)-Nin reer Falastiin ah oo watay mindi ayaa dilay laba reer Israel ah maanta oo Talaada ah,dilka labada Israel ayaa waxa uu ka dhacay daanta galbeed eey Israel haysato goob ey degan yihiin Yuhuuda la soo dejiyey dhulka reer Falastiin. Ninka gaystay dilka ayaa waxa uu xaday baabuur uu rabay inuu kaga baxsado goobta uu ka dhacay dilka waxa uuna shil ku galay meel u dhaw wadada ey maraan baabuurta ku socoto xawaaraha sare(HWY) waxa uuna halkaas ku dilay qofkii seddexaad oo reer Israel ah,sidaas waxaa laga soo xigtay masuuliyiinta Israel ah. Weerarka ka dhacay dhulka ey degan yihiin Yahuuda la soo dejiyey dhulak reer Falastiin ee Ariel ayaa waxaa ku dhaawacmay seddex qofood oo kale waxa eeyna booliska Israel dileen ninkii gaystay weerarka loo adeegsaday Mindia.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKJHRI.

Previous
Previous

CIIDAMADDA BADDA MARAYKANKA OO QABTAY…

Next
Next

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAMAYN DOONO…