CIIDAMADDA BADDA MARAYKANKA OO QABTAY…

SAWIRKA MARKABKII EEY QABTEEN CIIDAMADDA BADDA EE MARAYKANKA.

(YEMEN)-Ciidamadda badda ee dalka Maraykanka ayaa sheegay maanta oo Talaada ah ineey heleen todobaatan tan oo ah isku dhiska shidaalka u ah gantaaladda kuwaaso lagu soo dhex qariyey boorsooyin ey ku jiraan waxyaabaha lagu bacrimiyo berraha laguna soo dul raray markab u socday dalka Yaman kana yimid dalkaasi Iraan,waane markii ugu horeeysay oo la qabtay waxyaabo loo isticmaali karo dhinaca ciidamadda kuna wajahan dalkaasi Yaman oo uu ragaadiyey dagaalka tan iyo markii ee dalkaasi ka dhaqan gashay xabad joojinta taaso hadda burburtay.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

MAGAALADDA NEW YORK OO LAGU QABTAY…..

Next
Next

FALASTIIN DAD KU DILAY MINDI.