EX-MW-WAARE OO XILKII LAGA QAADAY.

(SAWIRKA)-XILDHIBAAN MAXAMED IBRAHIM XAASHI.

(VILLA SOMALIA)-Wararka ka imaanayo Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegaayo in Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud uu maanta oo Axad ah uu magacaabay Ergay cusub oo buuxin doono bedelka Md.Maxamed Cabdi Waare oo horay u soo qabtay xilka Madaxwynaha H/shabeele,Ergaygaan cusub ayaa lagu magacaabaa Xildhibaan Cumar Ibrahim Xaashi waxa uu xilkiisu noqon doonaa Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka. MW-Xasan ayaa Ergaygaan cusub waxa uu kula dardaarmay inuu si hagar la’aan ah uga soo dhalaalo masuuliyadaan adag ey ku jirto badbaadada iyo Amniga dadka Soomaaliyeed.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

DFS OO CADEEYSAY MAWQIFKEEDA KU AADAN WADA HADALKA ALSHABAAB.

Next
Next

DEG DEG: ISKA HOR IMAAD KA DHACAY JAZEERA.