DEG DEG: ISKA HOR IMAAD KA DHACAY JAZEERA.
(SAWIRKA)-SAWIRKA CIIDAMADDA GAARKA AH EE HARAMCAD.
(MUQDISHO)-Wararka aan ka heleyno degaanka Jazeera ee G/banaadir ayaa sheegayi in maanta oo Axad ah(26/11/23)-ka uu halkaasi ka dhacay dagaal ey isku fara saareen ciidamadda Amaanka G/banaadir iyo maaulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,arrinta la isku haayo ayaa ah cidda masuulka ka ah qaadida canshuurta Berriga ee degaanka Jazeera,iska hor imaadkii dhacay maanta ayaa waxaa ku dhintay Askeri ka tirsan ciidamada qaada Canshuurta ee maamulka K/galbeed waxaane ku dhaawacmay mid kale,hadaba arrintaan ayaa waxaa ka hadlay Gudoomiyaha G/shabeeladda Hoose Md.Maxamed Barre waxa uuna sheegay Gudoomiye barre in dacwadda arrinkaan ey u gudbi doonaan Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida.
ISHA/CAASIMADA.