DOONI KU QALINATAY BADDA GIRIIGA.
(SAWIRKA)-DADKII LA SOO BADBAAIYEY.
(ATHENS)-Ugu yaraan todobaatan iyo sagaal qofod ayaa ku geeriyootay ka dib markii doon ey saarnaayeen ey ku degtay xeebaha dalka Giriiga maanta oo Arbaca ah(14/6/23)-ka,sidaas waxaa laga soo xigta ciidamadda ilaaladda xeebaha dalka Giriiga. Ciidamadda Ilaaladda xeebaha ee dalka Giriirga ayaa sheegay in la soo badbaadiyey boqol qofood oo kale waxaane dadkaan laga soo badbaadiyey biyaha caalamiga ah ee badda Ionian,hawlglka soo badbaadinta ayaa ahaay mid aad u adag waayo waxaa dheceeysay dabayl aad u xoogan.
ISHA WARKA MEE.