DIL KA DHACAY DALKA JARMALKA.

GOOBTII UU KA DHACAY DILKA.

(BERLIN)-Weerar loo adeegsaday Mindi ayaa waxaa lagu dilay dad deganaay xarun eey degan yihiin dadka megangalyo doonka ah ee ku sugan dalkaasi Jarmalka,waxaane weerarkaas ku dhintay dad gaaraayo 5-qofood sida eey sheegtay wakaaladda wararka u faafiso dalkaasi Jarmalka ee DPA maanta oo Isniin ah.Qofka geystay weerarka ayaa waxa uu ka mid ahaay dadka degan xarunta eey degan yihiin dadka megangalyo doonka ah,ka hor inta uusan qaadin weerar ayuu waxa uu garaacay albaabka dadka shanta qofood ah ee uu dilay ka dib markii eey ka fureen albaakooda sdiaasne waxaa soo sheegtay DPA-da Jarmalka.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

155-CARUUR AH OO KU DHIMATAY…

Next
Next

SHAQAALE LOO TOOGTAY …