155-CARUUR AH OO KU DHIMATAY…

DADKII KU CARUUR BEELAY DHULGARIIRKA.

(AFGAANISTAAN)-Tirada caruurta ah ee ku dhimatay dhulgariirkii ku dhuftay koonfurbari dalka Afgaanistaan todobaadkii tegay ayaa waxaa kor u kacay tirada caruurta ah ee ku geeriyootay waxaane la soo sheegaa ineey ugu dhawaan gaareyso 155-canug,sidaas waxaa sheegtay Qaramada Midoobay. Sida uu sheegay isku duwaha arrimaha bani’aadanimada ee Qaramada Midoobay shalay oo Axad ahayd waxaa dhulgariirka ku dhaawacmay caruur gaareyso 250 canug.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

ASKERIGI SOMALI-AMERICAN AHAAY OO XABSIGA…

Next
Next

DIL KA DHACAY DALKA JARMALKA.