DFS OO SOO SAARTAY BAYAAN 30-QODOB KA KOOBAN.

(SAWIRKA)-DA’UD AWEYS WASIRKA WARFAAFINTA XUKADDA SOOMALIYA.

(MUQDISHO)-Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaratay qoraal dheer oo ka kooban sodon qodob kaaso lagu faahfaahinaayo waxqabadkii dawladda ee todobaadkii inaga tegay,warbixinta ayaa looga hadlay safarkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud uu ku tegay dalka Turkiga halkaaso uu kula kulmay Madaxweynah dalka Turkiga Rajab Dhayib Ordogan iyo hawgaladda ciidan ey dalka uga ciribtiraayaan kooxda Alshabaab iyo ugu dambayntii qorshaha Dawladda Fedraalka ey ka leedahay mustaqbalka fog degaanada laga xureeyey Alshabaab.

ISHA/CAASIMADA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

USAID KA HADASHAY DAGAALKA ISRAEL IYO XAMAAS.

Next
Next

MW-DENI OO KA HORYIMID GO’AANKII ISIMADDA PUNTLAND.