DEGMADA CEELBUUR MAXAY CAAN KU TAHAY?

(SAWIRKA)-CIIDAMADA XOOGA DALKA SOOMAALIYA OO BAACSANAAYO ALSHABAAB.

(CEELBUUR)-Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa maanta oo jimca ah ka dhacday arrin in badan dadka degaanadaasi ey sugaayeen,in gacanta kooxda Alshabaab laga saaro magaaladda Qadiimiga ah ee Ceelbuur waa arrin in badan la dhawraayey balse alle suurtageliyey maanta,magaaladaan ayaa ah mid qadiimi ah lehne taariikh soo jireen ah,si hadaba aan u ogaano taariikda magaaladda Ceelbuur iyo waxyaabaha ey caanka ku tahay ayaan halkaan waxa aan idinkula wadaageynaa afar waxyaabood ey caan ku tahay degmada Ceelbuur.

ISHA/BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

KOOXDA ALSHABAAB OO KU LE’ATAY CAWSWEYNE.

Next
Next

ALSHABAAB OO LAGU LAAYEY JAMBALUUL.