Dawladda Jabuuti oo xabsiga kasii daysay….

feedjibutianjournalists.png

Wariyeyaasha aan xuduudka lahayn(RSF) ayaa soo dhaweeyey sii daynta eey xukuumadda Jabuuti sii daysay wakiil wareedyadda kala ah Maxamed Ibraahim Wacays oo wakiil wareed u ah wariyeyaasha an xuduudka lahayn(RSF) iyo Qaasim Nuux Abaar oo wakiil wareed u ah raadiyaha eey leeyihiin qurba joogta reer Jabuuti waxa uuna ka furan yahay dalka Biljam.

Wariyeyaashaan ayaa la xiray 7/6/2020-ka waxaane xabsiga laga sii daayey shalay oo Arbaca ahayd 10/6/2020-ka,waxaane la soo sheegay in ciidmadda booliska Jabuuti inaysa wariyeyaasha u soo celin Laptop-yadii eey ka qaadeen maalintii eey xiraayeen.

Warka oo dhammaystiran hoos ka akhriso.

Previous
Previous

Seddex xisbi siyaasadeed oo ka soo horjeestay….

Next
Next

Hogaamiyihii Janjawiid oo ….