DAMACA ITOOBIYA MA U SOCON DOONAA?

(SAWIRKA)-XEEBTA EYITOOBIYA DANAYNEYSO.

(ADDIS ABABA)-Marka laga hadlaayo wadamadda dhaca Bariga Qaaradda Afrika waxaa isla markii qalbigaada ku soo dhacaayo dalka aan la gumaysan ee ahaan jiray Boqortooyo lana yiraahdi Itoobiya,dalkaan ayaa dadkiisa lagu qiyaasaa iney gaarayaan ilaa 120.3-milyan oo qofood,Luqadaha rasmiga ah ee laga aqoonsan yahay dalka Itoobiya ayaa kala ah Amxaarada,Oromada,Soomaaliga,Tigayga iyo Cafarta. Dalka Itobiya ayaa caan ku ah geedka Bunka oo la sheego inuu asal ahaan ayaga ka yimid,Itoobiya ma ey laha Deked ey wax uga soo degaan waxa eyna isticmaashaa dekeda dalka Jibuuti ka dibne Tariin ayaa u soo qaado gudaha dalka Itoobiya,hadaba damaca Itoobiya ka haayo iney yeelato deked ey ayada wax uga soo degaan ayaa abuuray shaki fara badan balse hadda u muuqda inuu soo dhammaaday shakigaas.

ISHA/BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

DENI OO SHEEGAY IN PUNTLAND KA DHECAYSO…

Next
Next

WAR MURTIYEED KA SOO BAXAY CULIMADA NAIROBI.