DALKA SOOMAALIYA OO LAGA MAMNUUCAY…
(SAWIRKA)-QAMAARKA 1XBET.
(MUQDISHO)-Wararka laga helaayo caasimadda Muqdisho ayaa sheegaayo in Dawladda Federaalka Soomaaliyeed gudigeeda Qaran ee u qaabilsan ka hortaga lacag dhaqidda iyo la dagaalanka maal-gelinta Argagixisada ayaa maanta oo Talaada ah(21/11/23)-ka waxa uu soo saaray go’aan ka kooban Afar qodob lidina ku ah adeega 1XBET ee hadda ka jira dalka Soomaaliya. Shir ka dacay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Muqdisho ayuu Gudiga ku gaaray go’aamadaan afarta ah,waxaane dalka Soomaaliya laga mamnuucay wax kasta oo Qamaar ah iyo adeega Qamaarka ah ee la dheelo loona yaqaano 1XBET.
ISHA/CAASIMADDA.