BEESHA CAALAMKA OO KU DHEGAN PUNTLAND.
(SAWIRKA)-BEESHA CAALAMKA.
(GARAWE)-Wararka ka imaanayo caasimadda Dawlad Goboleedka Puntland ee Garawe ayaa sheegaayo in dadkii shacabka ahaay ee degaanaay magaaladda ey intoodii badneed isaga bexeen sababo la xiriiro colaadaha u dhexeeyo Maamulka uu hogaamiyo MW-Deni iyo mucaaradka Puntland,arrintaan ayaa waxa ey gaartay heerkeedii ugu xumaay ka dib markii MW-Deni uu magaaladda soo geliyey dhawr baabuur oo kuwa dagaalka ah kuwaaso uu ka soo saaray forimaha dagaalka gaar ahaan kuwa Gobolka Bari ey isku horfadhiyeen ciidamadda Puntland iyo kuwa kooxaha Alshabaab iyo Daacish ee saaran buuraha Galgala. Hadaba arrintaan cakiran ee Puntland ka taaga ayey Beesha Caalamka waxa ey ka soo saartay war culus kuna wajahan dhinacyada isku haayo talada maamulka Puntland.
ISHA/CAASIMADA.