DALKA NOORWEY OO XIRAY NIN LOO HAYSTO….

XASUUQII RUWAANDA.

(OSLO)-Nin ku jiro da’ada afartanaadka ahne nin la raadinaayey loona haysto inuu qeyb ka haay xasuuqii ka dhacay dalka Rwanda sagaashamaadkii ayaa lagu xiray dalka Noorwey caasimadiisa Oslo ka dib markii codsi uu ka yimid xukuumadda Rwanda uu u dhashay ninkkan la xiray sidaas waxaa maanta oo Arbaca ah sheegay masuuliyiin reer Noorwey ah. Thea Elise oo ah haweeney ku hadasha afka hayadda dembi baarista dalka Noorweey ayaa sheegtay ineey samynayaan baaritaano dheeri ah lana xiriiro wixii uu ninkaan la xiray horay u soo sameeyey markaas ka dibne loo gacan geli doono dawladda Rwanda oo soo codsatay in loo soo wareejiyo.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DOORASHADA MAANTA KA DHECEYSO…

Next
Next

ALSHABAAB OO LAGA XUREEYEY DEGAANO KA TIRSAN SH/DHEXE.