DALKA MASAR OO DIB U SOO CELIYEY…

SAWIRKA GIORGIO CARACCIOLO.

(QAAHIRA)-Tan iyo lixdii bishaan waxaa magaala xeebeedka Sharma Sheekh ee dalkaasi Masar ka socda shirk looga hadlaayo arrimaha isbedelka cimilada,shirkaan ayaa waxaa ka qeybgelaayo dawladaha caalamka intooda badan iyo ururo madax banaan,hadaba waxaa dhacday in agaasimaha sare ee hayadda xuquuqul insaanka ee dalka Denmar Mr.Giorgio loo diiday inuu soo galo dalka Masar isagoo wata Visa sax ah,Mr.Giorgio ayaa socdaalkiiu ahaay inuu ka qeybgalo shirka COP27 ee ka socdo Sharma Sheekh,ninkaan loo diiday inuu galo Masar ayaa ah madaxa machadka lidka ku ah jirdilka ee dalka Denmark(Danish Institute against Torture) ee Goboladda Bariga Dhexe iyo Waqooyiga Afrika.

ISHA WARKA MEE.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DALKA BILJAM UU KA DHACAY WEERAR….

Next
Next

ALSHABAAB OO DHUL LAGA XOREEYEY.